Shan ruux oo lagu dilay degaan ka tirsan gobolka Hiiraan & Wararkii ugu dambeeyey

Ugu yaraan shan ruux oo shacab ah ayaa la xaqiijiyey iney ku geeriyoodeen tiro kalena way ku dhaawacmeen weerar Maleeshiyo hubaysan ka geysteen deegaan hoos taga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Dableyda ayaa rasaas ooda kaga qaaday dadkan oo la sheegay inay ku sugnaayeen Ceel-biyood laga qodayay … Continue reading Shan ruux oo lagu dilay degaan ka tirsan gobolka Hiiraan & Wararkii ugu dambeeyey